Search for:

Examples (hovertap for more info):
term
,
-term
,
/r/subreddit
,
-/r/subreddit
,
site:example.com
,
-site:example.com
,
score:3
,
before:2015-03-15
,
after:2015-03-15
Sort by: newest oldest top
Shirka madasha Xiriirka arrimaha Gargaarka Soomaaliya oo ka furmay Kismayo, waxaana lagu gaarayaa go’aamo wax ku ool ah oo la xiriira sidii xal waara looga gaari lahaa masiibooyinka dabiciiga ah ee lasoo darsa dadka Soomaaliyeed 1

/u/yaniita, 2023-06-06, 12:02:39
Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay inay jiraan siyaasiyiin rabitaankooda gaarka ah iyo danahooda ku mucaaradsan Dowladda Soomaaliya. Wuxuu sheegay Dowladda inay dhowr jeer ugu baaqday inay miiska yimaadaan oo ay qeyb ka qaataan gaarista talada dalka. 1

/u/yaniita, 2023-06-01, 11:35:04
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xaqiijisay inay ka go’an tahay inay Soomaaliya iyo Midowga Afrika ka taageerto la dagaallanka argagixisada iyo sidii nabad iyo xasillooni loo heli lahaa soomaaliya. 1

/u/yaniita, 2023-05-30, 10:38:26
Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa wada mashruuc tijaabo ah oo lagu taageerayo ajendaha adkeysiga iyo la qabsiga cimilada Soomaaliya. 1

/u/yaniita, 2023-04-29, 12:17:40
Good evening friends! 3
/u/yaniita, 2023-04-19, 22:41:42
Ergayga gurmadka abaaraha Soomaaliya, ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay la xisaabtanto hay’adaha samafalka ee dhaqaalaha kusoo qaata inay Soomaaliya ka caawiyaan abaaraha. 1

/u/yaniita, 2023-04-19, 12:51:18
Xiriirka Taariikhiga ah iyo walaltimada ee Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa ku dhiiriyey in Imaaraadku uu si joogto ah xoogga u saaro kana taageero dowladda Soomaaliya, midnimada, madax-banaanideeda iyo dhulkeeda 1

/u/yaniita, 2023-04-14, 09:56:55
Imaaraadku waxay siisaa gargaar degdeg ah dhammaan dalalka adduunka ee ay saameeyeen masiibooyinka dabiiciga ah, iyadoo door muhiima ka qaadata xoojinta & wax ka qabashada arimaha bini_aadantinimada, waxayna dadaal ku bixiyaan baahiyaha aasaasiga ah. 0

/u/yaniita, 2023-04-11, 12:39:13
Imaaraadku wuxu xoogga saarayaa wada-hadallada Kongo oo baahida loo qabo si loo daboolo rabitaanka dadka Kongo ee nabadda iyo barwaaqada. 1

/u/yaniita, 2023-03-30, 12:03:22
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Somaliya waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada kala duwan. 1

/u/yaniita, 2023-03-28, 11:38:46
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Gudi iska dhex saaray oo ay xubno ka yihiin Madaxweynayaasha Koofur Galbeed, Galmudug & Hirshabelle, kuwaasoo loo dirayo Puntland, si ay ula soo xaajoodaan, si ay uga qaataan doorkooda wada hadalada masiiriga ah u ah dhameystirka dowlad dhiska dalka 1

/u/yaniita, 2023-03-19, 12:10:58
Mudane Al-Zeyoudi ayaa sheegay in Kongo ay tahay saaxiib ganacsi oo muhiim u ah Imaaraadka ee Afrika, waxaana rajeyneynaa in aan ballaarinno qaab dhismeedka iskaashiga dhinacyada danta guud, iyo in la sii ambaqaado waxyaabihii la qabtay intii lagu jiray. Marxaladda ugu danbeysa 1

/u/yaniita, 2023-03-16, 11:39:57
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay Addis Ababa, isagoo kaga hadlay arrimo khuseeya Somalia, Qaaradda Afrika iyo Caalamka. 1

/u/yaniita, 2023-02-19, 12:02:15
Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa ka wada hadlaya sidii ay isaga kaashan lahaayeen dhinacyada ammaanka iyo ciidamada 1

/u/yaniita, 2023-02-11, 12:05:36
Safiirka Shiinaha ee Imaaraadka ayaa sheegay in xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Shiinaha iyo Imaaraadka uu ku yimid koboc iyo horumar weyn dhawaanahan. 1

/u/yaniita, 2023-02-04, 13:10:13
Madaxweyne Xasan sheekh ayaa magaalada Baydhabo kula kulmay aqoonyahanno iyo culumaa’udiin waxayna ka wada hadleen muhiimadda ay leedahay dadaallo isku dhafan oo lagu horumarinayo nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo mideynta dadka Soomaaliyeed. 1

/u/yaniita, 2023-01-21, 12:24:16
Motherly love 💕 ~ 1
/u/yaniita, 2023-01-18, 23:01:26
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo isniintii lasoo dhaafay isaga iyo wafdigii la socday ay gaareen magaalada Baydhabo ayaa ku dhowaaqay in uu furmayo shirka dib u heshiisiinta siyaasiyiinta kala duwan ee ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed. 1

/u/yaniita, 2023-01-18, 12:30:35
booqashada Ra’iisul Wasaaraha ee Masar waa xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dal ee dhinac walba ah iyadoo la eegayo himilada uu hiigsanayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. 0

/u/yaniita, 2023-01-09, 12:15:35
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Imaaraadka ayaa bayaan ay soo saartay ku cambaareysay falalkan argagixisada ee looga dan leeyahay in lagu waxyeeleeyo amniga iyo xasilloonida Somaliya. 1

/u/yaniita, 2023-01-05, 13:30:32
Madaxwaynaha & Soomaaliyaba waxay rajaynayaan 2024 ka hor inay ka adkaato argagixisada ayna si buuxda ula wareegto hawlaha amniga ee ciidamada nabad ilaalinta ee ku meel gaarka ah. 1

/u/yaniita, 2023-01-04, 12:18:40
Madaxweyne xasan sheekh maxamud waxa uu soo farageliyay in Baarlamaanka in la dejiyo, waxana uu sheegay in diirada la saaro qorshaha lagu ciribtiraayo Ururka Al Shabaab. 1

/u/yaniita, 2022-12-06, 12:19:17
Need more results? Sign In or Register

Query breakdown by subreddit comments


Query breakdown by subreddit posts

API examples
Posts:
curl "https://socialgrep.com/api/v1/search/posts?query=%2Fr%2Fu_yaniita" -H "Accept: application/json" -H "Authorization: Bearer YOUR_KEY"
Comments:
curl "https://socialgrep.com/api/v1/search/comments?query=%2Fr%2Fu_yaniita" -H "Accept: application/json" -H "Authorization: Bearer YOUR_KEY"
For more information, see the API Reference page.

Quick Actions

Query breakdown by subreddit comments


Query breakdown by subreddit posts

API examples
Posts:
curl "https://socialgrep.com/api/v1/search/posts?query=%2Fr%2Fu_yaniita" -H "Accept: application/json" -H "Authorization: Bearer YOUR_KEY"
Comments:
curl "https://socialgrep.com/api/v1/search/comments?query=%2Fr%2Fu_yaniita" -H "Accept: application/json" -H "Authorization: Bearer YOUR_KEY"
For more information, see the API Reference page.